Maxay ka wada hadleen Wasiirka Arrimaha dibedda DF iyo dhigiisa Anniken Huitfeldt? (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibedda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Huruuse ayaa Magaalada Oslo ee dalka Norway kulan kula qaatay dhiggiisa dalkaas Anniken Huitfeldt. “Waxaan kulan muhiim ah magaalada Oslo kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibedda  ee dalka Norway H.E Anniken Huitfeldt” ayuu yiri Wasiir Huruse oo qoraal kooban ku baahiyey baraha bulshada Kulanka ayay labada Wasiir … Continue reading Maxay ka wada hadleen Wasiirka Arrimaha dibedda DF iyo dhigiisa Anniken Huitfeldt? (Sawirro)